Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Arrimaha Gudaha KG Cabdulaahi Xaaji Xasan iyo Gudoomiyaha Degmada Waajid iyo kan Gobolka ayaa kormeerey Isbitaalka Degmada si loo qiimeeyo adeegyada Bulshadu u baahan tahay ee Isbitaalka awoodin si wax loogu qabto
Inta Madaxda sameynsey Kormeerka ayaa waxay Xog wareysteen Maamulka isbitaalka shaqaalaha Ugu horeyn waxaa booqashada ka mahadceliyey Agaasimaha guud Isbitaalka Degmada Waajiid isagoona ka warbxiyay Xaalada ah ka jiro isbitaalka iyo Waxyaabaha ay loo baahan yahay
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi
Audio Player