Garoon Kubada Cagta Oo laga hirgeliyey Xaafada Cadaada Magaalada Baydhabo

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadani oo aheyd mid lagu Dah-furayey Garoon Salax ee Ifiye Staduim laga Hirgeliyey inta u dhexeysa Xaafadaha Cadaada iyo Towfiiq ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, Fikradaan ay la yimaadeen qaar ka mid ah dhalinyarada Xaafdaasi maadama ay Arkeen baahida loo qabo Garoonkani

waxaa Garoonka lagu qabtey Ciyaar aad u xiisa badan taasi oo loo qabtey Dhalinyarada gaaar ahaa Wariyaasha iyo TikTokarada Baydhabo si ay Bulshada uga Xirnaadaan Ciyaaraha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here