Ciidanka Booliska Puntland Oo La siiyay Wacyigelin ku saabsan ilaalinta Sharciga.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kuliyadda Tababarada Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Ee Carmo oo Tababar uga Socdey Boqolaal dhalinyaro oo ku biiraya Ciidanka Booliiska Puntland ayaa waxaa kormeer uga tagay Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland Axmed Yuusuf.

Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland Axmed Yuusuf oo ay wehlinaayey Masuuliyiin iyo Garsoorayaal ka socda Maxkmadda Sare ayaa soo dhaweeyay Taliyaha Kuliyadda Tababarada Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Ee Carmo General Muuse Axmed Cabdiraxmaan, Saraakiisha iyo Macalamiinta Kuliyadda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here