Xaruun Lagu Iibiyo Agabka Tiknoolijiyada Oo Laga Hirgeliyey Baydhabo

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkadda Hadaf Technology, oo ah madal casri ah oo ka shaqeysa horumarinta tiknoolajiyadda iyo xalalka digital-ka ee bulshada ayaa Baydhabo laga Daah-furay kaasoo ay hirgeliyeen dhalinyaro Deegaanka wax u soo bartey

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madax ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoona halkaasi lagu soo bandhigay adeegyo cusub oo dhanka teknoolajiyadda ah oo loogu talagalay kobcinta ganacsiga, waxbarashada, iyo isgaarsiinta gudaha dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here