Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Hay’adda Udiyaar garawga masiibooyinka dabiiciga ah ayaa daah furtey Raashin la gaarsiin doono dadka Tabaaleysan ee ku dhaqanka gobalada Togdheer iyo Saaxil ee Soomaaliland
Gduoomiyaha Hay’adda Udiyaar garawga masiibooyinka Feysan Cali Sheekh Maxamed ayaa u kala direy Shaqaalaha ka shaqeyn doona gaarsiinta dadka jilicsan ee Raashiinka Maamulka Soomaaliland uu ugu talagaley dadka Saaxil iyo Togdheer
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani