Isbitaalka Degmada Wanlaweyn Oo Lagu kordhiyey Qalab Casri ah.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo lagu Xarig jaraayey Adeegyo Caafimaad Kala duwan oo cusub ee lagu kordhiyay Isbitaalka Wanlaweyn General hospital ayaa waxaa lagu qabtey Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha hoose.

Munaasabadda Xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxda Wanlaweyn General hospital, Bahda Caafimaadka Degmada, Odayaalka dhaqanka, Haweenka, iyo qeybaha kale ee Bulshada Degmada Wanlaweyn.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here