Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Beelaha Garre iyo Jiide ee wada dega Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha hoose oo ka dhaxeeyay dagaal beeleed Mudo socdey ayaa hada ka heshay wixii hore u dhacay.
Shir jaraa’id oo ay isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka labada beelood ee Garre iyo Jiide ayaa looga heshiiyey dagaalkii ka dhex dhacay, Nabaddna ay kuwada qaateen labada Dhinac.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday