Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug oo kaa shaneysa Hay,ada CBD ayaa Magaalada Gaalkacyo ku soo gabagabeysay tababar ku saabsan xakameynta wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha bulshada.
Tababarkaan oo ahaa wajigiisa labaad ayaa waxaa ka qeybgaley Warbiinta Gaalkacyo iyo dhalinyarada Isticmaasha baraha Bulshada ee caanka ka ah kuwaasi oo iyagan looga faaideynaayey si aysan faafin war aan sugneyn
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani