Warbixin ku saabsan Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Aduunka

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalintani waa maalin lagu dabaaldego xorriyadda saxaafadda, lagu sharfayo suxufiyiinta, isla markaana lagu kiciyo wacyiga ku saabsan doorka warbaahintu ku leedahay horumarka waara iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha ee aasaasiga ah.

Xuska sannadkan waxaa si weyn looga xusi doonaa meelo badan oo caalamka ah, iyadoo munaasabad weyn lagu qaban doono magaalada Brussels, halkaas oo lagu falanqeyn doono saameynta ay Sirdoonka Artificial-ka (AI) ku yeelan karto warbaahintai yo shaqada suxufiyiinta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here