Mikel Arteta Oo Digniin U Diray PSG Ka Hor Kulanka Semi-Final-ka.

0
10

 

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka hadlay kulanka Lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions League ay la ciyaari doonaan kooxda PSG bartamaha todobaadkan.

Arsenal ayaa booqan doonta Paris iyaga oo looga badiyay 2/0 kulankii lugta hore ee ka dhacay Emirates kana tirsanaa champions League.

Mikel Arteta ayaa sheegayin ay kooxdiisu ka badin doonto Kooxda PSG iskana xaadirin doonto Final-ka champions League.

“Waxa aan qabaa xilli ciyaareedkan in uu yahay tusaalaha ugu fiican waxa ay kooxdan tahay Iyo waxa ay samayn karto ugana gudubtay xaalado adag kuna badinay kulamo badan walina ku jirno boos fiican”.

“Waanu tartami doonaa Arbacada dambe, wali waxa jirta fursad yar waanan badin doonaa”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here