Guuleystaasha Tartanka Ramadaanka Macahadka Kulmiye Oo Baydhabo lagu abaal mariyey

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka kulmiye institute ayaa Magaalada Baydhabo ku qabtey munaasabada lagu abaal marinaayey ardeydii ku guuleysatey tartanka bisha barakeysan ee ramadaan loo qabtey ardeyda machadka

Munaasabada Abaal marinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay Bahda Waxbarashada, Waalidiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here