Dood wadaag ku saabsan Khilaafaadka ka dhasha Dhulalka Oo Lagu qabtey Baydhabo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagaani oo looga hadlaayey sidii ay bulshada u Xalin Lahaayeen Khilaafaadka iyo is qab qabsiga ka dhasha Arimaha la Xariira Dhulalka ee ay inta badan bulshada ku nool gobolada dalka soomaliya uu saameyey ee lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxda Wasaarada Cadaalada Koonfur galbeed, Agaasimaha waaxda howlaha guu iyo Maamulka dhulalka degmada baydhabo, Abdiraxiin xasan oo ka socodey ururada buslahad rayidka ee degmada baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee buslahada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here