Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkii ugu dambeeyey Gobolka Mudug ayaa waxaa ka socdey dagaal beeleedyo sababay Qasaara isugu jira dhimisho iyo dhaawac dad badan ay guriyahooda ka barakeceen kaasoo salka ku hayo Arimo dhul daaqsimeed ay isku heystaan beelo kamid ah kuwa halkaasi wada dega
Si Arintaan wax loogu qabto islamarkaana loo soo Afjaro ayaa Odoyaasha dhaqanka labada beelood wadaan dadaalo lagu joojinayo dagaaladaas laguna Heshiisiinayo kuwa Colaada ka dhexeysa Dhallinyarada Magaalada Bandiiradley ayaa dhankooda ka shaqeynaya sidii loo joojin lahaa colaad beeleedyo ka jira Galbeedka Gobolka Mudug.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady