Ardeyda dhigata Fasalada 8-aad Oo Tababar loogu soo gaba gabeeyay Baydhabo

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaani oo ahaa mid lagu baranaayey Sidii loo diyaarin lahaa imtixaanka iyo maareynta waqtiga Xirfado la xariira waxbarshada Ardeyda fasalada 8daad ee iskuulada magalada baydhabo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka midowga Ardeyda Konfur galbeed ee soomaliya oo kaashanaaya qaar ka mid ah maamuliyaasha iskuulada magalada iyo baxda wax barshada degmada.

ujeedka tababarka ayaa ahaa sidii ay ardeyda uga diyaar garoobi lahayeen imitxaanka ay qaadi doonta wasarada waxbarshada dowada goboleedka konfur galbeed ee soomaliya gaar ahaan fasalada 8daad ee degaanada konfur galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here