Qoysas Beeraley ah Oo Deeq Abuur ah loogu qeybiyey Gaalkacayo.

0
13

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Si kor looga qaado wax soo saara dalka loona dhiirageliyo beeraleyda ku nool dowlada gobolledka galmudug ayaa waxey wasarada beeraha iyo waraabka Galmudg ay dalaqyo looga talagaley beeraha uga qeybisey ku dhowaad kun qoys oo ku nool magalada gaalkacayo iyo degaanada hoosyimaada.

Waxaana munaasabada dalaqyadaani ay ku wareejineysey wasarada beeraha iyo waraabka ee dowlada goboleedka galmudug oob joog ka ahaa wasiirka wasarada maamulka degmada qaar ka mid ah gudoomiyaasha gudiga beeraleyda galmudug odoyaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah masuliinta maamulka Galmudug.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here