Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaan la soo gebagabeeyey mashruuc qalliimo dhanka wadnaha ah loo loo sameeyey 70 carruur ah oo dhalatay iyaga oo ka daloola wadnaha. Mashruucan oo ay fulinayeen dhakhaatiir Soomaali iyo Turki ah ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Salaam Foundation, Hay’adda Muntada Aid oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, Hay’adda Sadaaqa, Muqdisho Heart Center, iyo isbitaalka Somali Sudanese.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani