Maalinta Kalluunka Aduunka Oo Maanta Dunida Laga Xusayo

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta Caalamiga ah ee Kalluunka Tuunka, oo la xuso 2-da May, waxay leedahay muhiimado dhowr ah oo aad u weyn taasi oo looga tala galey Wacyigelin Caalami ah.

Maalintan waxay dadka aduunka xasuusisaa muhiimadda uu kalluunka tuunku u leeyahay nolosha badda, dhaqaalaha, iyo amniga cuntada. Waxay kor u qaadaa fahamka ku saabsan sida kalluumaysiga xad-dhaafka ahi halis ugu yahay kheyraadka dabiiciga ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here