Dowlada KG Oo loogu baaqey qalabeynta Isbitaalka Degmada Diinsoor

0
32

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Degmada Diinsoor Waxay kamid tahay Degmooyinka mudada dheer ka jirtay dhibaatooyin kala duwan Bulshada ku nool ayaa ku adag helitaanka Adeegyada Bulshada Sida Caafimaadka oo Muhiim u ah badbaadada dadka inkastoo ay weli caqabado jiraan hadana waxaa socda wax xoogaa Hurumar ah.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Degmada Diinsoor Dr-Abdullahi Sanei Mohamed ayaa ka warbixiyey xaalada Iabitaalka Degmada Horumarada uu sameeyey, maraaxiiladii kala duwan ee uu soo maray iyo sida Bulshada Diinsoor uga adeego

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here