Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Marki ay isu yimaadeen Guddiga Isxilqaan Ee Magaalada Laascaanood ayaa Bulshada la wadaagey baahida ka jirta Cusbitaalada Laascaanood oo lagu dabiibo dadka qaba Xanuunka Tiibeyda taasoo hada soo wajahdey Nafaqa daro Sariir yari dawo La,aan iyo darxumo maadama mudo dheer uusan helin wax gargaar ah
Mid kamid ah Saraakiisha Isbitaalka Laascaanood oo la hadlay Warbaahinta ayaa sharaxaad ka bixiyey baahida Isbitaalka isagoo sheegey in aan isbitaalka ka jirin adeegyadii ay u baahnaayeen Bukaanada qaba Xanuunka Tiibeyda isagoo Codsadey in wax lagala qabto
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi