Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahyed Mid lagu maamuusayey Aredy baratay Qur’aanka kariimka ee Qoolka Eebbe iyo Xifdintiisa oo gaaraya Toban Ardey sidookale lagu dhiira gelinaayey 12 kale oo 7 kamid ah ay dhameeyeen Bilowga Farbarka ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.
Munaasabadan oo soo qaban-qaabiyey Maamulka Machadka Ibnu TAYMIYA ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Owqafta Koonfur-galbeed, Agaasimaha Gud ee Wasaaradda, Culimaa’udiin, Macalamiinta Dugsiyada Qur’aanka ee Magaalada, Waaladiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday