Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sannad kasta 1-da May, adduunku wuxuu isugu yimaadaa si loogu dabaaldego maalinta shaqaalaha adduunka, oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in dunida looga dabaaldego , ujeedka ayaa ahaa in lagu maamuuso wax-qabadka dadka shaqeeya
Baydhabo waxaa maanta ka dhacdey munaasabad weyn oo ay soo qaban qaabisey Wasaarda Shaqada iyo arimaha Bulshada KGS , taasi oo ay ka soo qeybgaleen Wasiiro, xildhibaano iyo Ururada ka shaqeeya Arimaha Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani