Tartanka Mashruuca Dhismaha Iskuulo Oo Laga Dah-furey Jowhar.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dah-furka Kambaniyada u tartamaya dhismayaasha iskuulada Cadalle iyo Buulaburte oo lagu qabtey Magaalada Jowhar ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Hirshabeelle Maamulka Degmada Madxda Kambaniyada iyadoona ay ku tartamayaa inkabadan Taban Kambani oo dhisi doono Iskuulada Degmooyinka Cadalle iyo Buulaburte oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here