Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Zamzam oo ka mid ah jaamacadaha ku yaala magaalada Baydhabo ayaa kulan wacyigelin ah u qabatay Aradayada waxa ku barto iskuulka Ma’ruf Primary Secondary
Ujeeddada ayaa ah in la kordhiyo wacyigelinta ku saabsan muhiimadda tallaalka iyo in Bulshada lagu Dhiirrigeliyo qaadashada tallaalka maadama xiliyada roobka aya dilaacaan cuduro badan oo halis ku ah bulushada soomaliyeed si ay u ogaadan muhiimada tallaalka u leeyahay
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi
Audio Player