Ganacsatada Degmada Baraawe Oo loogu digey iibinta Maandooriyaha

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe ayaa mudooyinkii igu dambeeyey wadey dadaalo lagula dagaalamayo Maandooriyaha oo dhibaata ku haya dhalinyarada Ardeyda iyo Bulshada inteeda kale sidoo kale wuxuu Maamulka dadaala uga jiraa sidii loogu hortagi lahaa iibinta Cunooyinka dhacay

Gudoomiyaha Degmada Baraawe Cumar Abdullahi Maxamed ayaa ka hadlay maandooriyaha noocyadiisa kala duwan kuwaasoo fara ba’an ku haya dhalinyarada deegaanka iyo Cunooyinka la iibiyo oo qaarkood ah kuwa dhacay sidoo kale Gudoomiyaha uga digey Ganacsatada in ay iibiyaan Cuno dhacdey iyo Dawo aan dhaqtar qorin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here