Dhismaha Cusub Masaajidka Al Rowda Oo Baydhabo laga Dhagax dhigay.

0
2

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid lagu dhegax dhigaayey Dib u dhiska Masaajidka weyn ee Masjidu Rowda kaas oo dhisnaa wax kabadan Nus qarni eek u yaala xaafada wadajir ee magalada baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KGS Culimaa’udiinka Magaalada iyo qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee xaafada wadajir.

Waxaana dhismaha iyo balarinta Masaajidka weyn ee Masjidu Rowda Kaalin weyn uga jira Gudiga dhismaha masjidka dadka muxsininta ee ku nool dalka banankiisa iyo dadka ilaah wax siiyey eek u nool magalada baydhabo iyo degaanada hoosyimaada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here