Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Cutubyo Cusub oo kamid Noqon doono Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Bay loogu furey Tababar ay ku jiri doonaan Mudo si ay helaan Tababarka Ciidanimo ee loo baahnaa.
Tababarka oo furey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Taliyaha Booliiska Gobolka Bay, Taliyaha Booliiska Saldhiga Degmada Baydhabo, Saraakiil kale oo kala duwan iyo Masuuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday