Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Tababarkani oo Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland u qabatey qaar ka mid ah dadka garab Raratada ah ee ku nool Magaalada Boorama kaasoo socdey Mudo lex Maalin ah, ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa Mid kor looga qaadayo Tayada iyo Badbaadada dad kale ee soo saara Macdanta
Waxaana dadkii ka qeyb galey geba gebada Tababarka lagu wareejiyey Aqab looga tala galey Waqtiga Howlgalka ee macdan qodista iyidoona ay goob joog ka ahaayeen xiritaanka Wasiirka Macdanta Somaliland Maamulka Degmada Boorama iyo Mas’uuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir