Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Tababar ku saabsanaa Aqoon korarsi lagu baranayay Tamarta iyo Qorraxda loogu soo xirey Dhalinyaro Isugu jira Rag iyo Dumar oo loo tababarey ka faa’ideysiga Tamarta Cadceeda.
Munaasabaddan ay ku qalan jebinaayen dhalinyaradan ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Madax kale, Qalan jebiyaasha iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Kismaayo.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday