Kulan Bulshada Loogu Wacyigelinayay Dooraashooyinka Oo Muqdisho lagu qabtey

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay soo qabanqaabisay Madasha BeBaraarugga Bulshada gobolka banaadir

Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray wacyigelinta iyo baraarujinta bulshada ee arrimaha nabadgelyada iyo horumarka, iyadoo ay ka soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here