Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Mucaawiye ibraahim Cali Ayaa Koormeerey iyo Booqasho ku tagey Suuqa Xoolaha ee Magalada Baydhabo si loo qiimeeyo howlaha anshuur qaadista
Gudoomiye Kuxigeenka Ayaa la kulmey qaar kamid ah ganacsata isagoona kala Hadley in ay u hogaansamaan Awaamiirta ka Soo baxaysa Maamulka Degmada, Sidoo kale waxa uu kulan laqaatey Ciidanka iyo Shaqaalaha Dowlada Hoose ee cashuraha suuqan qaada isagoona kala Hadley in ganacsata iyo Bulshada kale loo turo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani