Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtey Aqoon-is-weydaarsi ku saabsanaa Siyaasadda iyo qaab-dhismeedka Nidaamka Isgaarsiinta Xaaladaha Deg degga ah iyo Nidaamyada Digniinta hore ee taleefannada gacanta oo qeyb ka ah Tiirka 3aad ee hindisaha iyo Digniinta Hore ee Loo Dhan Yahay.
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SODMA iyo Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa soo qabanqaabisay aqoon-is-weydaarsigan oo socon doono muddo laba maalmood ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday