Shirka hirgelinta Istiraatijiyadda Hormarinta Caddaaladda Puntland Oo Boosaaso ka Furmey

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka ayaa looga hadli doonaa hirgalinta Istiraatijiyadda Hormarinta Caddaaladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota ( 2025- 2029 Waxaana loogu tala galay in hay’adaha Caddaaladda, Garsoorka iyo Amniga ka wada shaqeeyaan sidii lagu fulin lahaa istiraatijiyaddaan oo diiradda saareysa Arrimahaan Hormarinta siyaasadaha iyo xeerarka caddaaladda, Baahinta iyo tayaynta adeegyada caddaaladda, Nidaaminta xabsiyada iyo daryeelka maxaabiista.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here