Shir Looga hadlay Fayadhowrka Biyaha Oo Baydhabo ka dhacay.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo kaashaneysa hay’adaha Action Against Hunger iyo WASH Cluster, ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku qabatay shirkii billaha ahaa ee isku-dubaridka WASH (Biyaha, Nadaafadda iyo Fayadhowrka).

Shirkan ayaa lagu falanqeeyay arrimaha la xiriira horumarinta adeegyada biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda ee gobollada Koonfur Galbeed. Ujeeddada shirka ayaa ahayd in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo xog isweydaarsiga u dhexeeya wasaaradda iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha WASH.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here