Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Caalamiga ah ee Talaalka iyo daahfurka labada Talaal ee ka hortagga oofwareenka iyo shubanka iyo olalaha tallaaalka iskudhafan ee oofwareenka iyo jadeecada.
Xuska waxaa ka soo qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland .Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Caafimaadka , Maamulka Degmada Kismaayoiyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan kismaayo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani