Arday Baraatiko Caafimaad ah ku qaatay Jaamacadda Gareen Magaalada Baydhabo

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah ardeyda wax ka baratad Kolejka Caalamiga ah Global Internation College ee magalada baydhabo ayaa waxey Boogasho ku tageen Jaamacada Green Soomaliya University Ayigoona ay Halkaasu ay ku qaaten Practical la xariira Caafimaadka Guud ee ay barteen ardeydaani GIC.

Waxaana goob joog ka ahaa maamulka iyo macalamiinta Collegeka Ardeyda iyo qaar ka mid ah howl wadeenada Jaamacada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here