Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Xoojinta Xirfadaha loo adeegsado khilaaf Xalinta, Nabadeynta Bulshada Ayaa waxaa laga daah-furey Magaalada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool, kaas oo Socon doono Mudo Sadex Maalmood ah.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalaya Ururada bulshada qeybahooda kala duwan, Odayaasha dhaqanka, Culimaa’udiinka, Ururada Haweenka, Dhalinyarada iyo dadka laga tirada badan yahay ama la heyb sooco.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday