Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta lagu qabtey Doorashada xubnaha golaha Deegaanka Degmada ayadoona maanta lagu doortey 15 Xildhiban oo ka mid noqonaya Golaha deegaanka Cusubka dib markii golihii deegaanka hore la kala direy
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Soomaaliya , Xildhibaano Maamulka Gobolka Bakool iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka KGS ayaa goobjoog ka ahaa Doorashadaan waxaana ku soo baxay 15 Xildhibaan oo gole deegaan ah
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani