Daawo yari ka jirta Xaruunta Dhimirka Magaalada Baydhabo.

0
13

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Xarunta dhimirka ee magalada baydhabo waxaa soo wajaxeya xaalado nolala xuma iyo daryeel Caafimaad la.aan taasi oo ay ku Jiraan Boqolaal qofood oo isuga jira rag iyo dumar kuwaasi oo la dhiban xanuunka dhimirka maadama ay xaruntaasi ayiga lagu daryeelo Xili Walba.

Xaaldaha kala duwan ee soo wajaxey xarunta ayaa ah sida raashin la.aan daawo iyo bur bur ku yimid qolalka iyo qeybo ka mid ah dhismaha xaruntaasi sida ay shegeen maamulka waxaana sidoo kale ka jira Joodari la.aan sariir yeri iyo sinyeer maadama guda jira waqti robaadka guga.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here