Bulshada Deegaanka Dhoombe Gobolka Hiiraan Oo dalbadey Hirgelinta Xarumo Waxbarasho

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Hirshabeelle ayaa kormeer ku tagay dugsiga hoose dhexe ee Maxamuud Cilmi Baraale oo ku yaala deegaanka Dhoombe ee Gobolka Hiiraan maamulka Hirshabeele

Waxgaradka deegaanka Dhoombe ayaa sheegey in iskuulkaan ay ku bilaabeen si isxilqaan ah hadana ay u baahanyihiin in Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Hirshabeelle hada looga baahanyahay in ay wax ka qabato waxbarshada Deegaanka Dhoombe

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here