Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Aqoon isweydaarsiga ah oo ku saabsanaa Qaabka Daraasad Looga sameeyo Maareynta Qashinka Magaalada Baydhabo ayaa waxa ka qeyb-galay Xildhibaano, Agaasimeyaal, Madax ka tirsan Hay’adda IOM, Ururada Haweenka, iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlayey Saameynta Qashinka ee Deegaanka, sida looga hortagi karo iyo sida Qashinka looga faa’ideysan Karo, iyadoo loo Isticmaalayo Warshado Qashinka lagu Sifeeyo, kadibna looga soo saaro Waxyaabo Bulshada wax tar u leh.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday