Xarun Caafimaad Laga hirgaliyey Deegaanka Qam-Qaam Oo Xariga Laga jaray.

0
9

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland oo ay ugu horeeyaan Wasiirada Caafimaadka Howlaha Guud iyo gargaarka, Maamulka Degmada kismaayo ayaa xarig jaray xarun caafimaad oo laga hirgaliyey deegaanka Qam-Qaam, oo ku yaalla waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Xaruntan cusub ayaa la filayaa inay wax ka beddesho baahiyaha caafimaad iyada Bulshada deegaanka Qam-Qaam iyo tuulooyinka ku xeeran ay muddo dheer sugayay helitaanka adeeg caafimaad oo tayo leh.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here