Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaani oo aha mid lagu baranaayey Nidaamka Maareynta Hantida Dugsiyada ayaa magalada Burco Waxaa looga qabtey qaar ka Mid ah maamulayaasha iyo guddiyada waxbarashada ee gobolka Togdheer ayaa waxaa iska kaashanaayey Wasaarada waxbarashada soomaliland iyo qaar ka mid ah hay’adaha ka howlga degaanada Soomaliland
Waxaaan daahfurka tababarka goob joog ka ahaa Wasiirka wasarada Madaxada hay’adaha Bahda waxbarshada degmada Masuuliyiin iyo Qeybaha kala qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir