Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo ahaa Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay Dhamaan Agaasimiyaasha waaxaha Dowladda Hoose iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada Baydhabo.
Shirka oo Gudoominayey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa waxa looga hadlayey Hormarinta Dhaqaalaha, Arimaha Nadaafadda , Dhismaha Wadooyinka Magaalada kuwa hada Socda iyo kuwo Dhawaan la bilaabi doono.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday