Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin jebinayeen ku dhawaad 100 arday oo bartay culuumta caafimaadka, kombiyuutarka iyo farshaxanka kana aflaxeen macadka tayo ayaa lagu qabtay degmada Guriceel Ee gobolka Galgaduud.
waxaa munaasabada ka soo qeyb galay waladiin, macalimiinta , maamulaha Aradayada munaasabada loo qabatay iyo marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi