Bandhiga Buuga Wehelka Ardeyda Oo Lagu qabtay Baydhabo

0
9

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu soo bandhigaayey Buuga Wehelka Ardeyda ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, kaas oo uu qorey Dr: Ahmed Kaafi oo kamid ah Dhalinyarada Koonfur Galbeed.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Bay , Bahda Naadiga Akhrisa iyo Qoraalka Gobolka Bay, Bahda Caafimaadka Koonfur Galbeed, Macalimiin, Dhalinyaro, Haween iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here