Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Hindise Sharciyeedka Xuquuada Carruurta KG Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
8

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Waxaa loo qabtey qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada Rayidka, waxaana ka soo qeyb galey, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda haweenka KGS iyo Gudoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Baay .

ujeedka tababarkan ayaa waxa looga hadlay Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta ee KGS oo ay wado diyaarintiisa Wasaarada haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here