Xaflad Lagu dhiiri gelinayay Ardey baratay Farta Carabiga Oo lagu qabtey Qardho

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladan ayaa ahayd mid lagu dhiiri galinayay arday dhamaysatay casharada higgaadda iyo qorista carabiga ee dugsiga Al Qalam.

Waxaa ka soo qayb galay waalidiin, maamulka dugsiga , macalimiin, aqoonyahanno deegaanka, iyo bahada waxabarshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here