Tababar ku saabsan hirgelinta Siyaasada Jaangoynta darajooyinka Oo Muqdisho laga Daah-furay

0
3

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa lagu baran doonaa hirgelinta siyaasadda jaangoynta darajooyinka iyo mushaaraadka shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda waxaana ka faaideysanaya Gudi hoosaasyada ka tirsan Xafiisyada Hey’adaha Dowlada

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Goobjoog Wasiirka Shaqadaha iyo Arimaha Bulshada Madax ka socotey Wasaaradaha Hey’adaha Dowlada iyo Macalimiinta bixinaysa Tababar maalmaha uu socdo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here