Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maandooriyaha ayaa dhibaato weyn ku ah bulshada dhexdeeda si gaar ah Dhalinyarada oo sanadihii u danbeeyey korortey isticmaalkooda daawooyinka kala duwan ee ay u isticmaalaan daroogo ahaan oyaga oo aaminsan in ay deganaan ku helayaan
Maalmahaan Waxaa Baydhabo lagu arkaayey dhalinyaro badan oo wadooyinka ku isticmaalaya waxyaabaha maanka dooriya oo ay ka midyihiin Xashiishka, Koolada iyo kaniiniyaasha kala duwan ee sida qaldan loo isticmaalo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani