Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa diirada lagu saarayay Arimaha Shaqa helista Maalgelinta yar-yar iyo sidii loola dagaalami lahaa halista dhimirka waxaana Kulanka ka soo qeyb galay Madax ka tirsan Maamulka KG kan Gobolka Baay iyo Bangiyada ka shaqeeya Magaalada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada
Inta uu Kulanka socdey ayaa waxaa looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa in Dhalinyarada helaan Fursadaha shaqa ee jira iyo in sida loo abuuri karo kuwa kale maadama ay jiraan dhalinyaro badan oo shaqa la,aan heysata.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi